Baro Typing ka
I
Hosted By
Ibrahim Abdigadir
Episode Notes
Qof walba wuxuu jecel yahay inuu computer-ka wax ku qoro si degdeg ah oo qalad la’aan ah, laakiin dad badan ma raacaan nidaamka saxda ah.
Video-gan waxaan kuugu sharaxayaa barashada typing-ka computer-ka tallaabo tallaabo, laga bilaabo meesha faraha la saaro ilaa qaabka saxda ah ee loo fadhiisto.
Sidoo kale waxaad baran doontaa labo website oo kaa caawinaya inaad si dhaqso ah u barato typing-ka adigoon fiirin keyboard-ka.
🎯 Haddii aad rabto typing degdeg ah, sax ah, oo professional ah – video-gan waa adiga kuu gaar ah.
Published on January 6, 2026